Sawirro: RW Kheyre oo arrin ay cabasho ka taagneyd kala hadlay qaar kamid ah Ganacsatada

0

Ra’iisul wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre iyo wasiirada maaliyadda iyo ganacsiga ayaa maanta waxa ay la kulmeen qaar kamid ah ganacsatada dalka iyagoo kala hadlay dhowr arrimood.

Kheyre ayaa ganacsatada kala hadlay ka qeyb qaadashada sidii uu kor ugu kici lahaa ganacsiga dhaqaalaha iyo sidoo kale bixinta canshuuraadka.

“Aniga iyo R/wasaare Xasan Cali kheyre waxaa la kulanay Ganacsatada Soomaaliyeed, waxaana kawada hadalnay Bixinta Canshuuraha, Ganacsatada waxay mudan yihiin qadarin , waana muwaadiniin kasoo qeyb qaatay dib u dhiska dalka iyo horumarka la gaaray, wadashaqeyn ayaan dhammaan ku horumari karnaa” ayuu yiri Wasiir Beyle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here