WAR DEG DEG AH: Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya oo iscasilayo

1

War goor dhow nasoo gaaray ayaa waxa uu sheegayaa in Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn uu iscasilayo.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in warqaddii iscasilaada uu gudbiyay.

Hailemariam Desalegn ayaa sidoo kale sheegay inuu iska casilayo xilka xisbiga uu ka tirsanyahay iyo xilka ra’iisul wasaaranimada dalka Itoobiya.

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ma uusan shaacin sababta uu isku casilayo.

Wixii kusoo kordha la soco.

1 COMMENT

Leave a Reply