DEG DEG: Somaliland Oo Xukun Ku Riday Naciimo Abwaan Qorane

0

Wararka naga soo gaaraya Deegaannada maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in Makxamada Gobolka Maroodi Jeex ee soomaaliland ay Maanta xukun ku riday Naciimo Abwaan Qorane.
Naciimo Abwaan Qorane ayaa ah Gabar Baraha Bulshada waxku qorta,waxana Hargeysa lagu xiray kadib markii ay ka tagtay Muqdisho,iyada oo ay kaga qeyb gashey barnaamij ay qabaneysay warbaahinta TEDx.

Xeer ilaalinta Maxkamada Gobolka Maroodi jeex ayaa naciimo ku eedeysay inay faafisay hadallo ay kaga been sheegayso jiritaanka Somaliland,isla markaana dhaawacaya qaranimada Soomaaliland sida ay hadalka u dhigeyn.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Sponsored

Leave A Reply

Your email address will not be published.