DEG DEG: Al-Shabaab Oo Weeraray Deegaanka Bacaadweyne Ee Gobolka Mudug

0

Wararka naga soo gaaraya Koonfurta  gobolka Mudug ee mamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weeraraeen deegaankaas oo ay ku usgan yihiin Ciidamo ka tirsan Galmudug.

Dadka deegaanka qaarkood ayaa waxa ay sheegeen in daagal culus uu Al-Shabaab iyo ciidamada Galmudug ku dhexmaray inta u dhaxeysa jirada Camaara iyo deegaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug.

Weli lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaas,waxana lagu soo waramayaa in haatan Ciidamada labada dhinac ee Al-Shabaab iyo kuwa Galmudug ay wadaan dhaq dhaqaaqyo,iyada oo laga cabsiqabo in ay markale wada dagaalamaan.

Wixii kusoo kordha la soco.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Sponsored

Leave A Reply

Your email address will not be published.